Kitaabka Quduuska Ah

Markos 10:33 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

oo wuxuu ku yidhi, Waxaynu ku soconnaa Yeruusaalem. Wiilka Aadanaha waxaa loo dhiibi doonaa wadaaddada sare iyo culimmada; oo waxay ku xukumi doonaan dhimasho. Waxayna u dhiibi doonaan dadka aan Yuhuudda ahayn.

Markos 10

Markos 10:26-43