Kitaabka Quduuska Ah

Markos 10:3-6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

3. Kolkaasuu u jawaabay oo ku yidhi, Muuse muxuu idinku amray?

4. Waxay yidhaahdeen, Muuse waa fasaxay in warqaddii furniinta la dhigo oo la furo.

5. Ciisena wuxuu u jawaabay oo ku yidhi, Qalbi engegnaantiinna aawadeed ayuu amarkaas idiinku dhigay.

6. Laakiin tan iyo bilowgii abuurniinta, Ilaah wuxuu sameeyey lab iyo dhaddig.