Kitaabka Quduuska Ah

Markos 10:21 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Ciise intuu eegay jeclaaday oo ku yidhi, Wax keliya ayaa kuu dhiman. Tag oo iibi waxaad haysatid oo dhan, oo masaakiintana sii, oo waxaad jannada ku lahaan doontaa maal; ee kaalay oo i soo raac.

Markos 10

Markos 10:16-22