Kitaabka Quduuska Ah

Markos 10:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Qaynuunnada waad taqaan. Waa inaanad sinaysan, Waa inaanad qudh gooyn, Waa inaanad waxba xadin, Waa inaanad marag been ah furin, Waa inaanad waxba dulmin, Aabbahaa iyo hooyadaana maamuus.

Markos 10

Markos 10:17-26