Kitaabka Quduuska Ah

Markos 1:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Yooxanaa wuxuu guntanaa dharkiisii dhogorta geel ahaa, oo suun meged ahna dhexduu ku xidhnaa, oo wuxuu cunay ayax iyo malab dibadeed.

Markos 1

Markos 1:3-12