Kitaabka Quduuska Ah

Markos 1:38 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Wuxuu ku yidhi, Aan tagno magaalooyinka inoo dhow, inaan halkaasna wax ku wacdiyo; waayo, taas aawadeed ayaan u imid.

Markos 1

Markos 1:36-41