Kitaabka Quduuska Ah

Markos 1:27 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kulligoodba ayay la wada yaabeen, sidaa aawadeed iyaga dhexdooda way isweyddiiyeen oo yidhaahdeen, Waa maxay waxani? Ma wax barid cusub baa? Xataa jinniyadii wasakhda lahayd amar buu ku amraa, wayna yeelaan.

Markos 1

Markos 1:17-28