Kitaabka Quduuska Ah

Luukos 9:41 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Ciise u jawaabay oo ku yidhi, Qarni yahow rumaysadka daranu oo madaxa adagu, ilaa goormaan idinla jiri doonaa, oo ilaa goormaan idiin dulqaadan doonaa? Wiilkaaga halkan keen.

Luukos 9

Luukos 9:34-49