Kitaabka Quduuska Ah

Luukos 9:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Wuxuuna ku yidhi, Waxba safarka ha u qaadanina, ama ul, ama qandi, ama kibis, ama lacag. Laba khamiisna ha qaadanina.

Luukos 9

Luukos 9:1-5