Kitaabka Quduuska Ah

Luukos 9:23 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasuu wuxuu kulligood ku yidhi, Mid uun hadduu doonayo inuu iga daba yimaado, ha dayriyo doonistiisa, iskutallaabtiisana maalin walba ha soo qaato oo ha i soo raaco.

Luukos 9

Luukos 9:14-31