Kitaabka Quduuska Ah

Luukos 7:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Goortuu Ciise taas maqlay, wuu ka yaabay, oo intuu dadkii la socday ku jeestay ayuu ku yidhi, Waxaan idinku leeyahay, Rumaysad sidaas u weyn oo kale reer binu Israa'iil kama dhex helin.

Luukos 7

Luukos 7:8-14