Kitaabka Quduuska Ah

Luukos 7:44 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kolkaasuu naagtii u jeestay, oo wuxuu Simoon ku yidhi, Naagtan ma aragtaa? Anigu gurigaagaan galay; biyo cagahayga iima aad siin, laakiin iyadu cagahayga ayay ilmadeeda ku qoysay oo ay timaheeda ku tirtirtay.

Luukos 7

Luukos 7:38-47