Kitaabka Quduuska Ah

Luukos 7:39 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Farrisigii u yeedhay isaga, goortuu arkay, ayuu isla hadlay isagoo leh, Ninkan hadduu nebi yahay, wuu ogaan lahaa naagtan taataabatay cid ay tahay iyo waxay tahay inay tahay dembile.

Luukos 7

Luukos 7:37-44