Kitaabka Quduuska Ah

Luukos 7:32 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxay u eg yihiin carruur suuqa fadhida oo isu yeedhyeedhaysa iyagoo leh, Biibiile baannu idiin yeedhinnay, oo waad cayaari weydeen, waannu baroorannay oo waad ooyi weydeen.

Luukos 7

Luukos 7:26-34