Kitaabka Quduuska Ah

Luukos 7:24 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kuwii Yooxanaa diray goortay tageen, wuxuu bilaabay inuu dadkii badnaa wax uga sheego Yooxanaa. Maxaad cidlada ugu baxdeen? Ma waxay ahayd inaad soo aragtaan cawsduur dabaylu ruxayso?

Luukos 7

Luukos 7:19-34