Kitaabka Quduuska Ah

Luukos 7:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kulligood baqdin baa ku wada dhacday, oo Ilaah bay ammaaneen iyagoo leh, Nebi weyn ayaa dhexdeenna ka kacay. Ilaahna waa soo booqday dadkiisa.

Luukos 7

Luukos 7:12-23