Kitaabka Quduuska Ah

Luukos 7:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo intuu ku soo dhowaaday, ayuu taabtay rabrabtii. Kuwii sidayna way joogsadeen. Markaasuu yidhi, Dhallinyarow, waxaan kugu leeyahay, Kac.

Luukos 7

Luukos 7:7-20