Kitaabka Quduuska Ah

Luukos 6:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Isaguse wuxuu gartay fikirradoodii; goortaasuu ninkii gacanta engegnaa ku yidhi, Kac oo dhexda isa soo taag. Wuuna kacay oo istaagay.

Luukos 6

Luukos 6:1-14