Kitaabka Quduuska Ah

Luukos 6:45 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Ninka wanaagsan wuxuu maalka wanaagsan oo qalbiga ku jira ka soo saaraa wax wanaagsan; kan sharka lehna wuxuu sharka ka soo saaraa wax shar ah; waayo, afkiisu wuxuu ku hadlaa waxa qalbiga ku badan.

Luukos 6

Luukos 6:44-48