Kitaabka Quduuska Ah

Luukos 6:26 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waa idiin hoog markii dadka oo dhammu wanaag idinka sheego, waayo, awowayaashood sidaasay nebiyadii beenta ahaa ku samayn jireen.

Luukos 6

Luukos 6:23-30