Kitaabka Quduuska Ah

Luukos 6:21 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxaana barakaysan kuwiinna haddeer gaajaysan, waayo, waad dhergi doontaan. Waxaana barakaysan kuwiinna haddeer ooyaya, waayo, waad qosli doontaan.

Luukos 6

Luukos 6:13-26