Kitaabka Quduuska Ah

Luukos 6:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasuu hoos ula degay, oo bannaan ayuu istaagay, isaga iyo qaar badan oo xertiisa ah, iyo dad badan oo Yahuudiya iyo Yeruusaalem iyo xeebaha Turos iyo Siidoon uga yimaadeen inay maqlaan iyo in cudurradooda laga bogsiiyo.

Luukos 6

Luukos 6:11-19