Kitaabka Quduuska Ah

Luukos 5:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiin Simoon Butros goortuu waxaas arkay, ayuu Ciise jilbihiisa isku tuuray, oo wuxuu ku yidhi, Sayidow, waxaan ahay nin dembi leh, ee iga tag.

Luukos 5

Luukos 5:1-9