Kitaabka Quduuska Ah

Luukos 5:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasuu fuulay doonniyihii middood oo Simoon lahaa, wuxuuna ka baryay inuu in yar dhulka ka durkiyo. Markaasuu fadhiistay oo dadkii wax ka dhex baray doonnidii.

Luukos 5

Luukos 5:1-13