Kitaabka Quduuska Ah

Luukos 5:27 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxyaalahaas dabadood ayuu baxay, oo wuxuu arkay cashuurqaade Laawi la odhan jiray oo fadhiya meeshii cashuurta lagu qaado, oo wuxuu ku yidhi, I soo raac.

Luukos 5

Luukos 5:17-31