Kitaabka Quduuska Ah

Luukos 5:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasuu ku amray, Ninna ha u sheegin, laakiin jidkaaga mar oo wadaadka istus. Waxaad daahirsanaantaada u bixisaa wixii Muuse amray, marag iyaga ha u ahaatee.

Luukos 5

Luukos 5:5-16