Kitaabka Quduuska Ah

Luukos 4:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasuu wuxuu yimid Naasared oo ahayd meeshuu ku koray, oo maalintii sabtida sida caadadiisu ahayd ayuu sunagogga galay, wuuna istaagay inuu wax akhriyo.

Luukos 4

Luukos 4:13-18