Kitaabka Quduuska Ah

Luukos 3:23 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Ciise markuu bilaabay inuu wax baro, wuxuu ahaa qiyaas soddon jir, isagoo ahaa (sida loo moodayay) ina Yuusuf, kan ahaa ina Heli,

Luukos 3

Luukos 3:18-25