Kitaabka Quduuska Ah

Luukos 3:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa askarna weyddiisay oo ku tidhi, Annaguna maxaannu samaynaa? Wuxuu iyagii ku yidhi, Ninna ha dulmina, oo ninna ha masabidina; mushahaaradiinnana raalli ku ahaada.

Luukos 3

Luukos 3:7-19