Kitaabka Quduuska Ah

Luukos 24:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Wuxuu ku yidhi, Wax maxay ah? Waxay ku yidhaahdeen, Wixii ku saabsanaa Ciisihii Reer Naasared, kii ahaa nin nebi ah oo xoog u lahaa wax falniin iyo hadal ah Ilaah iyo dadka oo dhan hortooda,

Luukos 24

Luukos 24:17-21