Kitaabka Quduuska Ah

Luukos 24:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiin Butros ayaa kacay oo xabaashii u orday, markaasuu foororsaday oo wuxuu arkay maryihii keligood oo meel yaal; markaasuu ka tegey oo gurigiis ku noqday isagoo ka yaabban wixii dhacay.

Luukos 24

Luukos 24:4-18