Kitaabka Quduuska Ah

Luukos 23:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Herodos goortuu Ciise arkay, aad buu u farxay, maxaa yeelay, ilaa wakhti dheer ayuu doonayay inuu arko, waayo, wax buu ka maqlay, oo wuxuu rajaynayay inuu calaamo ka arko.

Luukos 23

Luukos 23:1-14