Kitaabka Quduuska Ah

Luukos 23:40 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiin kii kale ayaa jawaabay oo canaantay isagoo leh, Miyaanad xataa Ilaah ka baqin, waayo, isku xukun baad tihiin?

Luukos 23

Luukos 23:35-46