Kitaabka Quduuska Ah

Luukos 23:35 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Dadkuna way taagnaayeen iyagoo daawanaya. Taliyayaashuna way ku qosleen iyagoo leh, Kuwa kale ayuu badbaadiyey, kanu ha isbadbaadiyo, hadduu yahay Masiixa Ilaah, kan uu doortay.

Luukos 23

Luukos 23:30-43