Kitaabka Quduuska Ah

Luukos 23:22 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasuu wuxuu kolkii saddexaad ku yidhi, Waayo? Waa maxay sharka kanu sameeyey? Kuma aan helin sabab lagu dilo, taas aawadeed waan edbinayaa oo sii daynayaa.

Luukos 23

Luukos 23:12-31