Kitaabka Quduuska Ah

Luukos 23:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kolkaasay bilaabeen inay ku ashtakeeyaan iyagoo leh, Waxaannu aragnay ninkan oo quruuntayada rogaya, oo diidaya in Kaysar cashuur la siiyo, oo odhanaya inuu qudhiisu yahay Masiix oo boqor ah.

Luukos 23

Luukos 23:1-12