Kitaabka Quduuska Ah

Luukos 22:7-9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

7. Waxaa timid maalintii Iidda Kibista-aan-khamiirka-lahayn, tan la leeyahay in neefka Kormaridda la gowraco.

8. Markaasaa Ciise wuxuu diray Butros iyo Yooxanaa isagoo ku leh, Taga oo Kormaridda inoo soo diyaargareeya aan cunnee.

9. Waxay ku yidhaahdeen, Xaggee baad doonaysaa inaannu ku diyaargarayno?