Kitaabka Quduuska Ah

Luukos 22:61 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Rabbigu soo jeestay oo Butros eegay; Butrosna wuxuu xusuustay ereygii Rabbiga siduu ku yidhi, Maanta intaanu diiqu ciyin, saddex kol ayaad i dafiri doontaa.

Luukos 22

Luukos 22:58-63