Kitaabka Quduuska Ah

Luukos 22:36 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasuu ku yidhi, Laakiin haddeer kii kiishad qabaa ha qaato, sidaas oo kalena qandi ha qaato. Kii aan midna qabinna, dharkiisa ha iibiyo, oo seef ha iibsado.

Luukos 22

Luukos 22:33-42