Kitaabka Quduuska Ah

Luukos 22:34 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Isaguse wuxuu ku yidhi, Waxaan kuu sheegayaa, Butrosow, maanta diiqu ciyi maayo ilaa aad saddex kol dafirtid inaad i taqaan.

Luukos 22

Luukos 22:26-38