Kitaabka Quduuska Ah

Luukos 22:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Shayddaanku wuxuu galay Yuudas, kan Iskariyod la odhan jiray, isagoo ka mid ah tirada laba-iyo-tobanka.

Luukos 22

Luukos 22:2-13