Kitaabka Quduuska Ah

Luukos 22:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kibisna wuu qaaday, oo goortuu mahadnaqay, ayuu kala jejebiyey, oo iyaga siiyey, isagoo leh, Tanu waa jidhkaygii laydiin bixiyey. Waxan xusuustayda u sameeya.

Luukos 22

Luukos 22:17-24