Kitaabka Quduuska Ah

Luukos 21:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasuu yidhi, Iska eega yaan laydin khiyaanayn, waayo, qaar badan ayaa magacayga ku iman doona, oo waxay odhan doonaan, Anigu waxaan ahay isaga; iyo, Wakhtigu waa soo dhowaaday. Ha raacina.

Luukos 21

Luukos 21:7-9