Kitaabka Quduuska Ah

Luukos 21:37 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Maalin walba ayuu macbudka wax ku bari jiray, habeen walbana dibadda ayuu u bixi jiray, oo wuxuu baryi jiray buurta la odhan jiray Buur Saytuun.

Luukos 21

Luukos 21:31-38