Kitaabka Quduuska Ah

Luukos 21:24 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxayna ku dhici doonaan seef afkeeda, oo waa la qabsan doonaa, oo quruumaha oo dhan la geeyn doonaa; quruumuhuna Yeruusaalem ayay ku tuman doonaan ilaa wakhtiga quruumuhu ka dhammaado.

Luukos 21

Luukos 21:17-27