Kitaabka Quduuska Ah

Luukos 20:30-32 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

30. Kii labaadna wuu guursaday,

31. oo kii saddexaadna waa dumaalay. Sidaasay toddobadii u wada guursadeen, carruurna kama ay tegin, wayna dhinteen.

32. Kulligood dabadeed naagtiina waa dhimatay.