Kitaabka Quduuska Ah

Luukos 20:28 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxay weyddiiyeen oo ku yidhaahdeen, Macallimow, Muuse wuxuu noo qoray, Nin walaalkiis hadduu dhinto isagoo naag leh oo aan carruur lahayn, walaalkiis naagtiisa waa inuu dumaalo oo uu carruur walaalkiis u dhalo.

Luukos 20

Luukos 20:21-38