Kitaabka Quduuska Ah

Luukos 20:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Goortii xilligii yimid, ayuu addoon u soo diray beerreydii inay isaga siiyaan midhaha beerta, laakiin beerreydii ayaa garaacday oo waxla'aan ku dirtay.

Luukos 20

Luukos 20:3-17