Kitaabka Quduuska Ah

Luukos 2:50-52 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

50. Laakiin way garan waayeen hadalkii uu kula hadlay.

51. Kolkaasuu raacay oo Naasared tegey, wuuna ka dambeeyey iyaga; laakiinse hooyadiis hadalkaas oo dhan qalbigeeda ayay ku haysatay.

52. Ciisena wuxuu ku koray xigmad iyo dherer iyo nimco, Ilaah iyo dadka hortooda.