Kitaabka Quduuska Ah

Luukos 2:48 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Goortay arkeen isagii way la yaabeen, oo hooyadiis ayaa ku tidhi, Wiilkaygiiyow, maxaad sidaas noo yeeshay? Bal eeg, aniga iyo aabbahaa caloolxumo waannu kugu doondoonnay.

Luukos 2

Luukos 2:39-52